Garyaqaanka guud ee Puntland oo war ka soo saaray khilaafka Gaas iyo Camey

0
Friday December 07, 2018 - 16:54:31 in by salman abdi
  • Visits: 534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garyaqaanka guud ee Puntland oo war ka soo saaray khilaafka Gaas iyo Camey

    Garyaqaanka guud ee Puntland oo war ka soo saaray khilaafka Gaas iyo Camey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garyaqaanka guud ee Puntland oo war ka soo saaray khilaafka Gaas iyo Camey
Garyaqaanka Guud ee Puntland,Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa qoraal uu soo saaray maanta wuxuu kaga hadlay khilaafka ka dhashay magacaabiista guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Baarlamaanka ee u dhaxeeya madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa.

Garyaqaanka Guud ,ayaa sheegay in madaxweyne ku-xigeenka Puntland uusan awood u laheyn inuu magacaabo guddiga xallinta khilaafaadka sida uu Dastuurku qabo.

Qodobbada 80 iyo 81 ee Dastuurka Puntland ayaa kala caddaynaya awoodaha ay kala leeyihiin madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Hoos ka akhri qoraal Garyaqaanka Guud ee Puntland;