Walxaha Qarxa oo lagu qabtay magalada Baydhabo

0
Wednesday December 12, 2018 - 09:10:03 in by salman abdi
  • Visits: 351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Walxaha Qarxa oo lagu qabtay magalada Baydhabo

    Walxaha Qarxa oo lagu qabtay magalada Baydhabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Walxaha Qarxa oo lagu qabtay magalada Baydhabo

Hurdiya waa magaalo xeebeed ka tirsan maamulka Puntland, oo horey ay ugu badnaan jireen burcad badeeda Soomaalida, balse haatan ah mid dadka deegaanku ay ka kaluumeystaan.

Dhalinyarada degan magaaladaasi oo nolol maalmeedkoodu uu ku tiirsan yahay khayraadka ay kasoo saartaan badweynta Hindiya, ayaase ka cabanaya qalab la'aan haysata iyo maraakiibta waaweyn ee ka yimaada dalalka shisheeye oo dhibaato ku haya kaluunka ay soo jilaabtaan.

Weriyaha BBC Bashkas Jugsoodhacay oo dhawaan safar shaqo ku tagay xeebaha beri ee Soomaaliya ayaa la sheekeystay qaar ka mid ah dhalinyarada magaaladaasi Hurdiya.