Hargeisa:-Xukuumada Somaliland Oo Go,an Adag Ka Qaadatay 32 Markab Kaluumaysi Oo Dawlada Xamar U Fasaxday Inay Ka Kaluumaystaan Xeebaha Somaliland.

0
Wednesday December 12, 2018 - 14:13:01 in by salman abdi
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Xukuumada Somaliland Oo Go,an Adag Ka Qaadatay 32 Markab Kaluumaysi Oo Dawlada Xamar U Fasaxday Inay Ka Kaluumaystaan Xeebaha Somaliland.

    Hargeisa:-Xukuumada Somaliland Oo Go,an Adag Ka Qaadatay 32 Markab Kaluumaysi Oo Dawlada Xamar U Fasaxday Inay Ka Kaluumaystaan Xeebaha Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Xukuumada Somaliland Oo Go,an Adag Ka Qaadatay 32 Markab Kaluumaysi Oo Dawlada Xamar U Fasaxday Inay Ka Kaluumaystaan Xeebaha Somaliland.

Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn heshiiska dawladda Soomaaliya ruqsada ku siisay shirkad kalluumaysi oo Shiinaha laga leeyahay.

Gaafaadhi, ayaa sheegay in shirkaddaasi aanay soo gelikarin badda Somaliland.

Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkaddaasi bixinayso 1 milyan oo dollar taas oo lagu shubayo Baanka dhexe ee Soomaaliya.

Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya Cabdi Bidhaan Warsame, ayaa sheegay in xeebaha Somaliland ku jiraan kuwa ay Kalluumaysata Ajaanibka ah ay u fasaxeen.