Wasiir Ka Tirsan Xukumadda Somaliiland Oo Qaliin Lagu Sameeyay, Xaalad Soo Wajahday Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay

0
Thursday December 13, 2018 - 13:20:04 in by salman abdi
  • Visits: 328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ka Tirsan Xukumadda Somaliiland Oo Qaliin Lagu Sameeyay, Xaalad Soo Wajahday Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay

    Wasiir Ka Tirsan Xukumadda Somaliiland Oo Qaliin Lagu Sameeyay, Xaalad Soo Wajahday Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ka Tirsan Xukumadda Somaliiland Oo Qaliin Lagu Sameeyay, Xaalad Soo Wajahday Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax(Guribarwaaqo) ayaa xaalad caafimaad u tagay wadanka Canada,Sida ay xaqiijiyeen warar ay heshay Warbaahintu, wasiir Cabdiraxmaan Guribarwaaqo ayaa qaliin loogu sameeyey wadanka Canada gaar ahaan magaalada Toronto.


 

 

Wasiir Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa qaliin loogu sameeyey indhaha oo sida la sheegay uu xanuun kala soo darsayWararka ayaa sheegaya in qaliinka wasiirka la sameeyey sadex cisho ka hor isla markaana uu ilaa haatan ku jiro cusbitaalkii qaliinka loogu sameeyey ee dalka Canada.


Ma jiro wax war ah oo laga soo saaray xaalada caafimaad ee wasiirka warfaafinta somaliland iyo qaliinka loogu sameeyeydalka Canada.