War Deg Deg Ah:-Xisbiga Waddani Oo War Ka Soo Saarey Dib U Dhaca Doorashooyinka .

0
Thursday December 13, 2018 - 15:12:41 in by salman abdi
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Xisbiga Waddani Oo War Ka Soo Saarey Dib U Dhaca Doorashooyinka .

    War Deg Deg Ah:-Xisbiga Waddani Oo War Ka Soo Saarey Dib U Dhaca Doorashooyinka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Xisbiga Waddani Oo War Ka Soo Saarey Dib U Dhaca Doorashooyinka .

Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay go,aan xisbi ka soo saaren dib u dhaca doorashooyinka iyaga oo sheegay inay aad uga xun yahiin dib u dhacaas , isla markaana waxaa ay dib u dhaca doorashooyinka ku sifeyeen mid astaan u noqotey xukuumadihii kala danbeeyey

War Saxaafeedeedkan oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha xisbiga Waddani ayaa waxaa uu u dhignaa sidan