madal balaadhan oo ka dhacaday hoolka maktabada berbera madashan oo lamagac baxaday kor uqaada kalsoonidaada

0
Friday December 14, 2018 - 14:48:26 in by salman abdi
  • Visits: 523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    madal balaadhan oo ka dhacaday hoolka maktabada berbera madashan oo lamagac baxaday kor uqaada kalsoonidaada

    madal balaadhan oo ka dhacaday hoolka maktabada berbera madashan oo lamagac baxaday kor uqaada kalsoonidaada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

madal balaadhan oo ka dhacaday hoolka maktabada berbera madashan oo lamagac baxaday kor uqaada kalsoonidaada
madal balaadhan oo ka dhacaday hoolka maktabada berbera madashan oo lamagac baxaday kor uqaada kalsoonidaada
xaflad si heersare aha loo so agaasimay aya waxay ka dhacaday hoolka maktabada berbera xafladan oo lamagcbaxaday kor u qaad kalsonidaada aya waxa soo agaa simay abawaan axamed cabdi muuse axmed ceerigaabo xaflada aya waxa ka soo qayb galay dhalinyaro waayel waxagarad iyo madaxda gobalka xafladan aya waxa lagu dhiiri galinyaya dhalinyarada ku dhaqan magalada berbera yadoo qaab sugaaned lagu soo ban dhigayay wadaniyadu waxay tahay iyo ina qofwalba wadankisa waxa kala soo bixi karo ugu horaynba waxa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha rugta kutubta c,naasir cali afrika isagoo ku goobabiyay dhalinyarada in waxa akhriska iyo qoraalka ko loo qaado ugu danbayn waxahalkaasi sugaan badan ku soo badndhigay abwaan axmed ceerigaabo yadoo dadki ka soo qaybgaly xaflada ay muraqodeen
gabagabdi abwaanka aya SUAALO laga boobay isgoo uga jawaabay si xikmadaysan