Somaliland oo laga helay dhagxaan taariikhi ah oo sawiro ay ku xardhan yihiin

0
Saturday December 15, 2018 - 08:10:38 in by salman abdi
  • Visits: 428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo laga helay dhagxaan taariikhi ah oo sawiro ay ku xardhan yihiin

    Somaliland oo laga helay dhagxaan taariikhi ah oo sawiro ay ku xardhan yihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland oo laga helay dhagxaan taariikhi ah oo sawiro ay ku xardhan yihiin

Tobankii sano ee lasoo dhaafay dhowr goobood oo taariikhi ah ayaa laga helay jamhuuriyada iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland.

Sanadkan 2018, in ka badan 100 goobood oo taariikhi ah ayaa la diiwaangaliyay, waxaana ka mid ah goobahaasi caanka ah dhagaxaanta sawirada ku xardhan yihiin ee loo yaqaano Laas Geel.

Balse dhagaxaantaan ayaanan ka diiwaangashaneyn hay'ada Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO, waana kuwo la iska hilmaamay.

Cabdiraxman Bidhan Dahir ayaa u safray Laas Geel si uu wax badan uga ogaado dhagaxaantaasi. Faatuma Macalin ayaana soo jeedineyso warbixintiisa.