War Deg Deg Ah:- Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Abwaan/Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr
War Deg Deg Ah:- Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Abwaan/Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr
Ciidamada amaanka somaliland ayaa xabsiga dhigay abwaan/qoraa Siciid Maxamuud Gahayr oo ka mid ah hal abuurada somaliland.
Warar ay heshay Afkashacabka.com ayaa xaqiijiyey in ciidamada amaanku ay xidheen abwaan Siciid Maxamuud Gahayr, iyada oo aan ilaa hada si rasmi ah loo ogayn sababaha keenay xadhiga abwaankaasi.
Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr oo sidoo kalana ka mid ah qorayaada somaliland ayaa dhawr jeer oo hore xabsiga la dhigay ka dib markii lagu soo eedeeyey qoraal uu faafiyey.
Ciidamada amaanku ilaa hada kamay hadal xadhiga abwaan Siciid Maxamuud Gahayr.
Wixii Warar Ah Ee Soo Kordha Kala Soco Afkashacabka.com
War Deg Deg Ah:- Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Abwaan/Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr
War Deg Deg Ah:- Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Abwaan/Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr