Dawladda Ingiriiska Oo Ka Hadashay Socdaalkii Xoghayooda Gaashaan-dhigu Ku Yimid Somaliland

0
Tuesday January 08, 2019 - 09:04:15 in by salman abdi
  • Visits: 383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Ingiriiska Oo Ka Hadashay Socdaalkii Xoghayooda Gaashaan-dhigu Ku Yimid Somaliland

    Dawladda Ingiriiska Oo Ka Hadashay Socdaalkii Xoghayooda Gaashaan-dhigu Ku Yimid Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Ingiriiska Oo Ka Hadashay Socdaalkii Xoghayooda Gaashaan-dhigu Ku Yimid Somaliland

Wasaaradda Arrimaha dibadda Ingiriiska ayaa ka hadashaybooqashadii Xoghayaha Gaashaan-dhiga UK, Gavin Williamson uu ku yimid
Somaliland shalay.Sida lagu baahiyey warbixin lagu daabacay maanta shabakadda WasaaraddaArrimaha dibadda UK, waxa lagu sheegay in Madaxweynaha Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi iyo Xoghayaha Gaashaan-dhiga Ingiriiska Gavin Williamson aywadajir u falanqeeyeen ahmiyadda nabadgelyada iyo horumarinta dhaqaalaha.Waxa kaloo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriisku intaas ku dartay inMadaxweyne Muuse Biixi iyo Xoghaye Gavin Williamson ay isla soo qaadeen sidiilooga gaashaaman lahaa argagixisada iyo kaalinta la tallineed ee millatariga UKsiiyo ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland.Sidoo kale Xoghayaha Gaashaan-dhiga UK, Gavin Williamson ayaa bartiisaTwitterka ku sheegay inuu fursad u helay inuu la kulmo MadaxweynahaSomaliland Md. Muuse Biixi oo uu tilmaamay inay ka wada hadleen xoojintaiskaashiga ka dhexeeya labada dal.Waxa kaloo uu caddeeyey inuu la kulmay qaar ka mid ah ciidammada Ingiriiska ee
jooga Somaliland.

 


XIGASHO: Solna