Deg Deg Ah:-Madaxweyaha Cusub Oo Loo Doortay Maamulka Puntland+Tirada Codadka Uu Ku Guulaystay

Siciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay madaxweynaha dowladda Puntland ee 5-ta sano ee soo socota,kadib markii uu 35-cod ka helay wareeggii seddaxaad ee doorashada.
Asad Cismaan Diyaano oo kula tartamayay wareegga saddexaad ayaa isna helay 3-cod
Weli waxaa harsan doorashada madaxweyne ku xigeenka oo goor dhow bilaabaysa.
Doorashada madaxweyne ku xigeenka waxa ku tartamayaa 11 murashax oo uu ku jiro Cabdixakiin Camey oo hore kursigan u fadhiyay