Dawlada Ingiriis-ka Oo Ku Biirtey Dalalka Isku Garbinaya Inay Saldhig Militry Ka Sameystaan Somaliland

0
Wednesday January 09, 2019 - 12:21:36 in by salman abdi
  • Visits: 398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Ingiriis-ka Oo Ku Biirtey Dalalka Isku Garbinaya Inay Saldhig Militry Ka Sameystaan Somaliland

    Dawlada Ingiriis-ka Oo Ku Biirtey Dalalka Isku Garbinaya Inay Saldhig Militry Ka Sameystaan Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Ingiriis-ka Oo Ku Biirtey Dalalka Isku Garbinaya Inay Saldhig Militry Ka Sameystaan Somaliland

UK ayaa ku soo biirtay dalalka isku garbinaya inay saldhig militari ka sameystaan Somaliland, waxaa uga horeeyey dalalka Russia iyo Imaaraadka Carabta.

Arrintan waxaa lagu soo qaaday kulankii Hargeisa todobaadkan ku dhex maray wasiirka gashaandhiga ee UK Gavin Williamson iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Todobaadkii hore, Mr Williamson, oo dalka Kenya kula hadlay ciidamo halkaasi dalkiisa u jooga ayaa sheegay in Brexit-ka kadib ay UK badali-doonto siyaasadeedii 1960-kii ee aheyd inay ka baxdo dalalka dhaca ‘Bariga Suez.’.

Russia ayaa ku dhawaaqay April-tii hore inuu doonayo inuu saldhig badda ah ka sameyso magaalada Saylac, wada hadal dhex maray Moscow iyo Hargeisa waxaa lagu heshiiyey in saldhiggaasi ay fariistaan ilaa 1,500 askari, si ay gacan u siiyaan maraakiibta dagaalka iyo kuwa quusa ee Ruushka, kuwaas oo isticmaala deegaanka bariga iyo geeska Afrika.

Source:- Goob Joog