Somaliland Oo Beenisay In UK Ay Safiir Gaar Ah U Soo Magacow-dey

Ayaan Maxamuud Cashuur, oo ah wakiilka Somaliland u jooga waddanka Ingiriiska ayaa beenisay in UK Ergay ama safiir u soo magacawday Somaliland.
"UK waxaa u jooga Somaliland representative u qaabilsan xidhiidhka UK and Somaliland. Fadlan joojiya warka aad faafinaysiin , safiir iyo envoy midna maaha. Ilaahey maalintaas ha inna gaadhsiiyo. Insha allah dhawaan” ayay tidhi Ayaan.