Toogdher:Agaasimaha Wasaradda Hormarinta Beeraha Soomaliland OO Kormeeray Beero Iyo Sidhadh Cusub U Qaybiyay +Sawiro

0
Thursday January 10, 2019 - 17:10:49 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogdher:Agaasimaha Wasaradda Hormarinta Beeraha Soomaliland OO Kormeeray Beero Iyo Sidhadh Cusub U Qaybiyay +Sawiro

    Agaasimaha Wasaradda Hormarinta Beeraha Soomaliland OO Kormeeray Beero Iyo Sidhadh Cusub U Qaybiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Wasaradda Hormarinta Beeraha Soomaliland OO Kormeeray Beero Iyo Sidhadh Cusub U Qaybiyay
Kormeer Uu Hogaaminaye Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland DR Axmed Cali Maax Waxa Ku Wehelinayee Masuuliyiintan Kale Ee Halkan Hoose Ku Qoran Isuduwaha Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Ee Gobolka Togdheer "Maxamed Cabdi Maxamuud 'Guray Agaasimaha Dhirta Iyo Biyaha Iyo Saadasha Hawada "Cabdiqani Yuusuf Galaydh Madaxa Mashruuca ' Abuur Badinta Siidhka Ee Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland "Shabcaan Mowliid Diiriye Lataliye "Xuseen Cabdilaahi