Gudaha:Golaha Guurtida Saaka Ubalan Sanaayeen Inay Kaga Hadlaan Warqad Madaxwaynuhu Usoo Gudibiyay Oo Dib Loo Dhigay + Sababta.

0
Saturday January 12, 2019 - 10:18:39 in by salman abdi
  • Visits: 567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:Golaha Guurtida Saaka Ubalan Sanaayeen Inay Kaga Hadlaan Warqad Madaxwaynuhu Usoo Gudibiyay Oo Dib Loo Dhigay + Sababta.

    Hargaysa:Fadhi Golaha Guurtida Saaka Ubalan Sanaayeen Inay Kaga Hadlaan Warqad Madaxwaynuhu Usoo Gudibiyay Oo Dib Loo Dhigay + Sababta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:Fadhi Golaha Guurtida Saaka Ubalan Sanaayeen Inay Kaga Hadlaan Warqad Madaxwaynuhu Usoo Gudibiyay Oo Dib Loo Dhigay + Sababta.

Fadhi ay saaka iskugu yimaadeen golaha Guurtida Somaliland oo lagaga Hadli lahaa waraaq uu madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u soo diray golaha oo nuxurkeedu ahaa inaanay ku qabsoomayn doorashadu wakhtigii hore loogu cayimay ayaa baaqday.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa xildhibaanada ku wargeliyay in waraaqdii loo balansanaa in fadhiga saaka lagaga hadlo dib loogu dhigay kulan dambe, isagoo sababta ku sheegay inay qabyo ka jirto xaga xukuumada.

Warqada loo balansanaa in fadhiga lagaga hadlo