Hargaysa:- Kulan Xasaasiya Oo Dhexmaray Golaha Guurtida Soomaliland Iyo Sawiro Hordhac ah
Hargaysa:- Kulan Xasaasiya Oo Dhexmaray Golaha Guurtida Soomaliland Iyo Sawiro Hordhac ah Golaha Guurtida Oo Kulan Xaasaasiya Isugu Yimi,Iyo Dubu Dhaca Doorashada Oo Ay Qaraar Kasoo Saari Doonaan Maalinta Beri Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Maanta Kulan Xaasaasiya Isugu Yimi,Waxaana Kulankaasi Lagaga Arinsanaya Dubu Dhaca Doorashada,Xildhibaano Gaadhaya 66 Xildhibaan Ayaa Kasoo Xaadiray Kulanka,Waxaana Si Rasmiya Kulanka U Ibo Furay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland,Saleebaan Maxamuud Aadan,
Gudoomiyaha Ayaa Sheegay Inay Guurtidu Ka Arinsanayso Sidii Mudo Kordhin Loogu Samayn Lahaa Xildhibaanada Golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada,Waxaana Xusid Mudan In Maanta Kalfadhigaasi Dubu Dhac Ku Timi,Isago Gudoomiyuhu Xubnaha Ku Amray Inay Beri Kasoo Xaadiraan Kalfadhiga Lagaga Arinsanaayo Warqada Uu Madaxweynaha Somaliland Usoo Gudbiyey
Hargaysa:- Kulan Xasaasiya Oo Dhexmaray Golaha Guurtida Soomaliland Iyo Sawiro Hordhac ah
Hargaysa:- Kulan Xasaasiya Oo Dhexmaray Golaha Guurtida Soomaliland Iyo Sawiro Hordhac ah