Kenya:-Wakiilka Somaliland u Fadhiya Kenya oo Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Huteel ku Yaalla Nairobi

0
Thursday January 17, 2019 - 10:58:50 in by salman abdi
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya:-Wakiilka Somaliland u Fadhiya Kenya oo Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Huteel ku Yaalla Nairobi

    Wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya, Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee shalay ka dhacay Huteel ku yaalla Magaalada Nairobi, oo ay ku dhinteen 14 qof, halka intaas ka badanina ay ku dhaawacmeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya, Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee shalay ka dhacay Huteel ku yaalla Magaalada Nairobi, oo ay ku dhinteen 14 qof, halka intaas ka badanina ay ku dhaawacmeen.


Siduu maanta  daabacay  Wargeyska The Star ee ka soo baxa Magaalada Nairobi, Danjire Baashe Cawil Cumar,  ayaa sheegay in Somaliland barbar taagan tahay dawladda Kenya.

Wakiilka Somaliland wuxuu intaas ku daray  inuu sida ugu adag u cambaareynayo weerarkaas oo uu ku sifeeyey mid  fulaynimo oo  argixisadu ku qaaday Huteelka Dusit ee magaalada Nairobi.