Goobaha Ganacsiga Magaalada Nairobi Oo Hada Albaabda Loo Baabay+Arimaha Sababay.

0
Friday January 18, 2019 - 11:49:27 in by salman abdi
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goobaha Ganacsiga Magaalada Nairobi Oo Hada Albaabda Loo Baabay+Arimaha Sababay.

    Goobaha Ganacsiga Magaalada Nairobi Oo Hada Albaabda Loo Baabay+Arimaha Sababay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goobaha Ganacsiga Magaalada Nairobi Oo Hada Albaabda Loo Baabay+Arimaha Sababay. Ganacsiga Kala Duwan Ee xaafada Islii ayaa saacado kooban la xiray maanta. Soomaalida hantida ku haysata xaafada ayaa muujinaya sida ay uga xun yihiin weerarkii Nairobi dhowaan ka dhacay.


Goobahan La Xidhay ayaa Waxa Ay ku Soo Beegmayaan Iyadoo Wadooyinkii U Danbeeyay Ka Dhacay Magaalada Nairobi Weeraro Ka Dhacay magalada Waxa Aanay Sheegen Ganacsatada Somalida Ee Ku Nool Dalka Kenya Ayaa Muujiyay In Ay Ka Xun Yihiin Werarad Ka Dhaca Dalka Kenya