Deg Deg:-Xiliga Uu Qabsoomaayo Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay

Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu iminka si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga uu qabsoomi doono shirkii golaha dhexe ee xisbigaaasi.
Gudoomiye ku xigeenka xiabigaasi , xoghayaha guud iyo gudooomiye ku xigeenka golaha dhexe waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in shirku ka qabsoomi doono magaalada Borama taariikhdu markay tahay 23.02.2019.