Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sheekh Kenyaawi

0
Saturday January 19, 2019 - 16:36:29 in by salman abdi
  • Visits: 644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sheekh Kenyaawi

    Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sheekh Kenyaawi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sheekh Kenyaawi

Raysal wasaaraha dalka Somaliya Md Xassan Cali Khayre ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Kenyaawi oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Moqdisho

" Waxaan maanta xafiiskeyga ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culumada Soomaaliyeed. Waxa aan uga mahad celiyay ololaha Is-cafis ee uu ka billaabay dalka. Waa barnaamij ay bulshadeenu u baahnayd si aan dalkeena dib ugu dhisno.” Ayuu yidhi Raysal wasaraha Somaliya

Image may contain: one or more people, suit and indoorImage may contain: 1 person, sitting, suit and indoorImage may contain: 1 person, sitting, beard and indoor