Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ku Fashilmay Shaqadii Wasaaradaasi Iyo Niyad Jabka Shaqqalaha Oo Meel Xaasasiya Galay

0
Sunday January 27, 2019 - 11:19:02 in by salman abdi
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ku Fashilmay Shaqadii Wasaaradaasi Iyo Niyad Jabka Shaqqalaha Oo Meel Xaasasiya Galay

    Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ku Fashilmay Shaqadii Wasaaradaasi Iyo Niyad Jabka Shaqqalaha Oo Meel Xaasasiya Galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ku Fashilmay Shaqadii Wasaaradaasi Iyo Niyad Jabka Shaqqalaha Oo Meel Xaasasiya Galay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ku Fashilmay Shaqadii Wasaaradaasi Iyo Niyad Jabka Shaqqalaha Oo Meel Xaasasiya Galay
Mudooyinkii Uu Danbeyey Waxa Muran Ka Taagna Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyi Gelinta Somaliland Oo Guud Ahaanba Ku Fashilantay Hagaajinta Iyo Hir Gelinta Nidaam Toosa Oo Wasarada Warfaafinta Somaliland Ku Shaqayso
Wasaaradaha Warfaafinta Ayaa Sanadkii Uu Danbyey Noqotay Mid Fadhiida Oo Shacabka Somaliland Isha Ku Haayan Islamarkana Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi CabdiUu Gadhwadeenka Ka Yahay Uu Soo Magacowday Shakhsi Liita Oo Aan Waxba Ka Garanayn Shaqada Wasarada Warfaafintu Qaranka Uu Hayso
Waxaana Intii Uu Wasiir Guri Barwaaqo Uu Joogay Wasarada Warfaafinta Hoos Uu DHacay Tayadii Iyo Nidaamkii Lagu Maamuli Jiray Shaqaalaha Wasaarada Isagoona Wasiir Guri Barwaaqo Si Toosa Idhaha Uga Qarsaday Dhibaatada Iyo Hagardamada Shakhsiyaada gaara Kula DHaqamayaan Shaqalaaha Ka Hawl Galla Wasarada Warfaafinta Somaliland
Waxaana Wasiirka Wasarada Warfafintu Tacdi Kula Kacay Qaar Ka Mida Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Isagoona Ku Eedeyey In Like ,Share ,Commen Ku Sameeyey Qoraalo Lagu Dhaliilayo Xukuumada Muuse Biixi Sidoo Kale
Tallabadan Ayaa Dhiig Bax Ku Ah Qaranimada Somaliland Iyo Guud Ahaanba Shacaka Somaliland Isha Ku Haya Wasarada Warfafinta Somaliland
Dhinaca kale Waxa Jira Dadaalo kala Duwan Madaxtooyada Somaliland Wado Kaasi Oo Xilka Lagaga Qaadayo Wasiirka Warfaafinta Iyo Wacyi Gelinta Somaliland