Layaab:-Dareen Ka Dhashay Laba Nin Oo U Eeg Laba Madaxwayne Oo Caan Ah

0
Monday February 04, 2019 - 09:58:57 in by salman abdi
  • Visits: 332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Layaab:-Dareen Ka Dhashay Laba Nin Oo U Eeg Laba Madaxwayne Oo Caan Ah

    Dareen Ka Dhashay Laba Nin Oo U Eeg Laba Madaxwayne Oo Caan Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dareen Ka Dhashay Laba Nin Oo U Eeg Laba Madaxwayne Oo Caan Ah

Labadan nin lagama garanayo madaxweyenaha Philiphine,Rodrigo Duterte iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, aad ayay ugu egyihiin muqaal ahaan iyo socodba, waxaa lagu arkay labadan nin waddooyinka magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha iyagoo sawirro isla galaya oo wada fadhiyo maqaaxi ku taalla halkaasi.

Dadkii ku dhawaa labadan nin ayaa sheegay inay iska dhigayeen labada madaxweyne balse aysan aheyn hoggaamiyeyaasha dalalkaasi.

Waxaana lagu kala magacaaba Cresencio Extrem waa ninka u eg (Duterte) iyo Howard X oo u eg hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi (Mr Kim).

Sources: BBC Somali