Hargaysa;-Madaxda Hayada Shaqalaha Dawlada Oo London Gaadhay Iyo Sababaha Keenay

0
Tuesday February 05, 2019 - 13:21:02 in by salman abdi
  • Visits: 361
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa;-Madaxda Hayada Shaqalaha Dawlada Oo London Gaadhay Iyo Sababaha Keenay

    Wefti ka socda hay'ada shaqaalaha dawlada iyo machadka shaqaalaha ayaa gaadhay magaalada London ee wadanka Ingiriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wefti ka socda hay'ada shaqaalaha dawlada iyo machadka shaqaalaha ayaa gaadhay magaalada London ee wadanka Ingiriiska.


Ujeedada Safarkan ayaa ah sidii aan xidhiidh dhaw ula soo samayn lahayn Jaamacadaha iyo xarumaha Tababar ee dalkan UK iyada oo aan beegsanayno dhinacyada; barashada English-ka iyo Cilmi baadhista dhanka kalena Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa aan u soo samayn doonnaa Jaamacad ka caawisa maktabad Online ah "E-library" si shaqaalaha Dawladdu u heli karaan Buuggaag ay online kuGudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa ka hadlay ujeedada uu daaran yahay socdaalka ay ku tageen wadanka UK, waxaanu ku yidhi qoraal uu ku baahiyey bogiisa Facebook.daalacdaan.

 

Socdaalkan ayaa imanaya kadib markii Machadka Shaqaalaha Dawladda laga dhisay dhinaca qalabka imikana ay u baahan yihiin xidhiidho ka caawiya dhinacayada ay baahida u qabaan.

Maalmaha soo socda ayaan kulamo kuur-gal ah la yeelan doonnaa Jaamacadaha dalkan UK iyo sida oo kale xarumaha Tababar si loo helo xarunta Waxbarasho ee ugu tayada badan hadii Alle Idmo