Hargaysa:-Madaxwayne Biixi Oo Cadeeyay Waxyabaha Laga Dhigayo Hoteel Dhawaan Xukumadiisu Albaabada U Laabtay

0
Wednesday February 06, 2019 - 13:50:28 in by salman abdi
  • Visits: 391
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Madaxwayne Biixi Oo Cadeeyay Waxyabaha Laga Dhigayo Hoteel Dhawaan Xukumadiisu Albaabada U Laabtay

    Madaxwayne Biixi Oo Cadeeyay Waxyabaha Laga Dhigayo Hoteel Dhawaan Xukumadiisu Albaabada U Laabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Biixi Oo Cadeeyay Waxyabaha Laga Dhigayo Hoteel Dhawaan Xukumadiisu Albaabada U Laabtay

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley sababta ay dhawaan dawladu ula wareegtay Dhismaha ku yaaley Khayr-yada magaalada Hargeysa oo nin ganacsade ahi uu Hotel ka sameystay .

Madaxweyne Biixi ayaa maanta cadeeyey in goobtaas laga dhigi doono xarun lagu keydiyo taariikhda Somaliland.

Mudanne Biixi ayaa saaka adalkan ka sheegay xaflad loo qabtay furitaanka dugsiga tababarka macallimiinta oo Hargeysa laga hirgaliyay.