Wajaale:-Dawladda Itoobiya Oo Xadka Wajaale ee u dhexeeya Somaliland Ku Qabatay Lacag Hal Milyan Iyo Badh Dollar Oo Dalkeeda Lagala Soo Baxaayay.

0
Thursday February 07, 2019 - 14:38:27 in by salman abdi
  • Visits: 592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wajaale:-Dawladda Itoobiya Oo Xadka Wajaale ee u dhexeeya Somaliland Ku Qabatay Lacag Hal Milyan Iyo Badh Dollar Oo Dalkeeda Lagala Soo Baxaayay.

    Dawladda Itoobiya Oo Xadka Wajaale ee u dhexeeya Somaliland Ku Qabatay Lacag Hal Milyan Iyo Badh Dollar Oo Dalkeeda Lagala Soo Baxaayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Itoobiya Oo Xadka Wajaale ee u dhexeeya Somaliland Ku Qabatay Lacag Hal Milyan Iyo Badh Dollar Oo Dalkeeda Lagala Soo Baxaayay.

Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay xadka Wajaale ee u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya ku qabatay lacag dhan 1.5 milyan dollar (Hal milyan iyo badh dollar) oo dalkeeda lagala soo baxaayay.

Warbaahinta FANA ee ku hadasha afka dawladda Itoobiya, ayaa xalay baahisay in ciidamada Booliska Itoobiya ay Kaantaroolka Wajaale ee dhinaca Itoobiya ku qabteen lacag dhan 1.5 milyan dollar, waxaanay idaacadu intaas ku dartay in sidoo kale dalal kale lagu qabtay dahab miisaankiisu yahay 7kg.

Dadka lagu qabtay lacagtan dollarka ah iyo dahabka ayay idaacadu sheegtay in xabsiga loo taxaabay