"Maxaa Ka Jira Lix Arrimood Oo u Gaar Ah Farmaajo Dawladdiisa"Gudoomiyaha Jaliyada Somaliland London.

0
Saturday February 09, 2019 - 14:19:04 in by salman abdi
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Maxaa Ka Jira Lix Arrimood Oo u Gaar Ah Farmaajo Dawladdiisa"Gudoomiyaha Jaliyada Somaliland London.

    "Maxaa Ka Jira Lix Arrimood Oo u Gaar Ah Farmaajo Dawladdiisa"Gudoomiyaha Jaliyada Somaliland London.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maxaa Ka Jira Lix Arrimood Oo u Gaar Ah Farmaajo Dawladdiisa"Gudoomiyaha Jaliyada Somaliland London.
Labadii sano gudahood, maxaa kamid ah waxyaabaha ay Xukuumadda  Farmaajo  kaga duwan tahay kuwii iyada ka horreeyay? 
 Hadaba  waxaa  haboon in madaxda  Somaliland  gaar  dawlda  hadba  markaa  haysa  hogaanka talada  dalka  Somaliland  ay  yeeshaan hal adeyg  isla iyo markaana  qaataan  go'aamo adadag   oo  siyaasadeed  oo  qaranka  dani  ugu  jirto  isla  iyo markaana  ay  iska  dhaafaan hamrashada  iyo  adeegsiga  siyaasada  qabow  ee ah  waxaanu  nahay  dal nabadgalyo  ah  oo wanaaga jecel  taas  oo aan aheyn mid  marwalba  loo  baahanyahay  mararka  qaarna  loo baahanyahay  wax  iska caabin  iyo  go'aamo adag  sido  kale  siyaasiyiinta   Somaliland   ha  xasuusnaadaan  in  aaney  SLND ku  iman baryo  iyo axsaan  isla iyo  markaana  aaney  geeska  afrika  ku  joogi karin baryo iyo   debecsanaan   hadii  somaliland  habdhaqankaa  ay  la  timaadana  aan  lagu  deyneyn sidoo  kalana  ha    arkaan  hogaamiyayaasheenu  sida  uu  wax  isaga  celinayo  Farmaajo  oo  taangi   iyo  qori  lagu  ilaaliya