Dadweynaha Magaalada Hargeisa Oo Baafinaya Maayir Solteco Iyo Shaashadaha Caalamka Oo Uu Ka Soo Muuqaday+Arimaha Uu Ka Hadlay.

0
Friday February 15, 2019 - 11:57:49 in by salman abdi
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadweynaha Magaalada Hargeisa Oo Baafinaya Maayir Solteco Iyo Shaashadaha Caalamka Oo Uu Ka Soo Muuqaday+Arimaha Uu Ka Hadlay.

    Dadweynaha Magaalada Hargeisa Oo Baafinaya Maayir Solteco Iyo Shaashadaha Caalamka Oo Uu Ka Soo Muuqaday+Arimaha Uu Ka Hadlay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadweynaha Magaalada Hargeisa Oo Baafinaya Maayir Solteco Iyo Shaashadaha Caalamka Oo Uu Ka Soo Muuqaday+Arimaha Uu Ka Hadlay.

Gudoomiyaha golaha degaanka ee caasimada Soomaliland ahna duqa magaalada Hargaysa oo mudooyinkan u danbeeyay safar hawlo shaqo ku gaalaa bixinayay qaar ka mida wadamada Yurub ayaa soo gaadhay Sweden ka dib markii uu soo dhameystay hawlo shaqo oo uu utagay caasimada midawga Yurub oo lagaga hadlayay horumarinta dawladaha hoose.


Maayar sotelco ayaa intuu kulankaasi socday dhiniciisa si wayn oo mug leh u faahfaahiyay hawlaha shaqo ee ay qabtaan iyo caqabadaha ku gadaaman iyo sidayugu heelan yihiin inay bulshada u sameeyaan adeegyada loo baahan yahay. Iyadoo intii kulankaasi socday laysla qaatay in la xoojiyo xidhiidhka wada shaqeyn ee caasimada iyo magaalooyinka aan kor ku xusnay.markii uu soo gaadhay Sweden waxa uu kulumo la qaatay maayarada magaalooyinka YOONSHOPING iyo NEEKHOO, waxaana kulamadaasi qayb wayn ku lahaa Ex/Xildhibaan Ifraax Cali Kirix.

 


 

Shirarkan uu maayarku la yeeshay madaxdii uu la kumay waxa la isla qaatay in la sameeyo wada shaqayn dhex marta caasimada Hargaysa iyo magaalooyinka si kor loogu qaado hawlaha iyo adeegyada caasimada. Taas oo noqonaysa wado taariikhiya iyo xidhiidh u furmay caasimada Hargaysa iyo magaalooyinka ku yaal swedan