War Deg deg ah: Garabka Badbaadinta Dimuqraadiyada Xisbiga Kulmiye Oo Hargaysa Lagaga Dhawaaqay.

0
Saturday February 16, 2019 - 11:35:00 in by salman abdi
  • Visits: 325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg deg ah: Garabka Badbaadinta Dimuqraadiyada Xisbiga Kulmiye Oo Hargaysa Lagaga Dhawaaqay.

    War Deg deg ah: Garabka Badbaadinta Dimuqraadiyada Xisbiga Kulmiye Oo Hargaysa Lagaga Dhawaaqay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg deg ah: Garabka Badbaadinta Dimuqraadiyada Xisbiga Kulmiye Oo Hargaysa Lagaga Dhawaaqay.

Xubno Hore looga Saarey Xisbiga talada dalka Somaliland haya ee Kulmiye ayaa maanta Hargaysa kaga dhawaaqay garabka badbaadinta Dimuqraadiyada Xisbiga Kulmiye.

Masuuliyiintan oo ay kamid yihiin Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) iyo Prof. Cabdi Cali oo saaka shirjaraa’id ku qabtay Hargaysa ayaa shaaciyay garabkan cusub.

Shaacinta garabkan cusub ayaa ku soo beegmaysa xili xisbiga Kulmiye uu shirkiisii golaha dhexe dhawaan uu ku qaban doono magaalada Boorama.

Warkan Oo Muuqaala Lasoco Goordhaw