Xildhibaan Abdilaki Oo Saaka Kormeer Ku Soo Maray Qaar Ka Mid Ah Iskuulada Gobolka Togdheer.

0
Saturday February 16, 2019 - 16:59:27 in by
  • Visits: 515
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Abdilaki Oo Saaka Kormeer Ku Soo Maray Qaar Ka Mid Ah Iskuulada Gobolka Togdheer.

    Xildhibaan Abdilaki Oo Saaka Kormeer Ku Soo Maray Qaar Ka Mid Ah Iskuulada Gobolka Togdheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Abdilaki Oo Saaka Kormeer Ku Soo Maray Qaar Ka Mid Ah Iskuulada Gobolka Togdheer.

Xildhibaan Cabdilaki Oo Ka Mid Ah Xildhabaanada Golaha Deeganka Ee Gobolka Togdheer Ayaa Waxa Uu Inta Badan Heegan Ugu Jiraa Siduu Shacabka Kala Duwan Ee Gobolka Togdheer La Qayb San Lahaa Dareenkooda Oo Ah Gobolkii Laga Soo Doortay Una Ka Soo Baxxay.



Waxa Uu Saaka Kormeer Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Iskuulada Magalada Burco Oo Inta Badan Aan Waxa Masuul Xil Hayaa Aanu Wali Boooqasho Ugu Tagin   Inta Badan Aradayda Uu Saaka Kormeerka Ugu Tagay Xildhibaan Laki Ayaa Waxa Wajiyadooda Ka Muuqaday Farxad Iyo Dareen Soo Dhawayn Ah


Inta Badan Iskuulka Uu Xildhibaan Laki Saaka Mormeerka Ku Tagay Ayaa Waxa Ka Mid Ahaa Iskuulka Sare Ee Hay-liqni Dayax, Togdheer, Shiekh Ibraahim, Master Qaadi Maxamuud Waxayna Badi Ba Ka Tirsan Yihiin Ama Huustagaan Iskuulad Dawlada Maamusho Oo Aan Lahayn Waxa Daryaal Kala duwan Oo Soo Gaadha.


Kormeerka Xildhibaan Ku Saaka Ku Soo Maray Qaar Ka Mid Ah Iskuulada ayaa Waxa Uu Daranaa Isada Loo Dhiiri Galin Lahaa Ardyad Kala Duwan Ee Gobolka Waxa Ka Barta Maahana Markii Ugu Horaysay Ee Xildhibaanku Sameeyo Kormeer Noocanoo Kale Ah


Sidoo Kale Xildhibaan Laki Ayaa Waxa Uu Aradayd Kula Talinayay Sidii Ay U Sii Wadan Lahaayeen Waxbarashadooda Meel Wacan Ka Gaadhi Lahaayeen Itxaanka Sanadka Inagu Soo Socoda


IMG_0090


IMG_0085IMG_0118[1]IMG_0135


1