Deg Deg Danjire Ka Tirsan Somalia Oo Si Deg Deg Ah Ugu Soo Dagay Garoonka Aadan Cade Iyo Sababta Ka Danbaysa.

0
Sunday February 17, 2019 - 13:00:27 in by salman abdi
  • Visits: 318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Danjire Ka Tirsan Somalia Oo Si Deg Deg Ah Ugu Soo Dagay Garoonka Aadan Cade Iyo Sababta Ka Danbaysa.

    Deg Deg Danjire Ka Tirsan Somalia Oo Si Deg Deg Ah Ugu Soo Dagay Garoonka Aadan Cade Iyo Sababta Ka Danbaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Danjire Ka Tirsan Somalia Oo Si Deg Deg Ah Ugu Soo Dagay Garoonka Aadan Cade Iyo Sababta Ka Danbaysa.
Garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa soo cagadhigatay diyaarad siday Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, kaddib markii dowladda Kenya ay ku amartay in uu dalkiisa dib ugu laabto.


Diyaarada siday Danjiraha ama safiirka waxaa la socday Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ka soo laabtay dalka Sweden soona maray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Waxaa maanta la filayaa in sidoo kale uu ka dhoofo garoonka diyaaradaha Muqdisho danjiraha Kenya ee Soomaaliya oo dowladda Kenya ku amartay in uu deg deg u soo laabto.

Maalintii shalay ayeey si lama filaan ah dowladda Kenya ugu dhawaaqday in ay xiriirkii Diblomasiyadeed u jirtay Soomaaliya oo ku eedeysay in ay iibgeysay shidaalka ama kheyraadka jira qeyb ka mid ah xudduud baddeedka muranka uu ka taagan yahay ee labada wadan.