London:-Shirkadii London Ku Soo Bandhigtay Shiidaalka Soomaaliya Ee Spectrum Oo War Ka Soo Saartay Khilaafka Muqdisho Iyo Nairobi

0
Tuesday February 19, 2019 - 13:25:13 in by salman abdi
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    London:-Shirkadii London Ku Soo Bandhigtay Shiidaalka Soomaaliya Ee Spectrum Oo War Ka Soo Saartay Khilaafka Muqdisho Iyo Nairobi

    Shirkadii London Ku Soo Bandhigtay Shiidaalka Soomaaliya Ee Spectrum Oo War Ka Soo Saartay Khilaafka Muqdisho Iyo Nairobi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadii London Ku Soo Bandhigtay Shiidaalka Soomaaliya Ee Spectrum Oo War Ka Soo Saartay Khilaafka Muqdisho Iyo Nairobi

Shirkadii sahaminta ku samaysay shiidaalka ee soomaaliya ee Spectrum ayaa ka hadashay dooda ay dawlada Kenya ka qabto in shirkii London lagu soo bandhigay shiidaalka ku jira xuduuda badan ee ay ku muransan yihiin soomaaliya.


Halkan Hoose Ka
Warsaxaafadeed ka soo baxay shirkada SPetrum ayaa meesha lagaga saaray in lagu xaraashay shiidaalka Soomaaliya, waxaana warka lagu cadeeyey in shirku la xidhiidhay soo bandhigida xogta sahaminta shiidaalka ee soomaaliya, iyada oo shirkadu cadaysay in warbixinta la shaaciyey ay ku saabsanayd oo kaliya dhulka soomaaliya isla markaana aanay ku jirin dhulka xuduuda bada ee ay ku muransan yihiin labada dal ee Soomaaliya Iyo Kenya.

Akhriso Warka Ay Soo Saartay Shirkada Spectrum.