itoobiya:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Itoobiya.

0
Wednesday February 20, 2019 - 15:35:28 in by salman abdi
  • Visits: 456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    itoobiya:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Itoobiya.

    itoobiya:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

itoobiya:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Itoobiya. Hargeysa-20-02-2019-(BURCOONLINE)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa gaadhay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, waxana halkaas si diirran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin sare oo ka tirsan dawladda Federal-ka Itoobiya oo ay kamid yihiin wasiirka wasaaradda Maaliyadda Itoobiya, Mudane Axmed Shide, wasiiru-dawlaha wasaaradda arrimaha dibadda,H.E. Mrs. Hirut Zemene, agaasimaha arrimaha dawladdaha deriska u qaabilsan Itoobiya, Ato Yibeltal iyo xubno kale oo katirsan dawladda federaalka Itoobiya.
Madaxweynaha iyo weftiga uu hoggaaminayo, ayaa si heer sare ah loogu qaabilay madaarka Bole International Airport ee magaalada Addis Ababa, iyada oo ay gudo geli doonaan kulamadii ay la lahaayeen ra’iisal wasImage may contain: one or more people, people standing, sky, cloud and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting, living room, table and indoorImage may contain: 4 people, people standing and suitImage may contain: 2 people, people standing, suit, outdoor and natureImage may contain: 1 person, car and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing, suit and shoesImage may contain: one or more people, people standing, tree and outdoorImage may contain: 1 person, sitting, living room, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, living room and indoorImage may contain: one or more people, people sitting, living room, table and indoorImage may contain: 2 people, people smiling, people standing, suit, beard and outdoor