DEG DEG: Ex wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Cadeeyay Hanka Iyo Himilada Uu Ka Leeyahay Xisbiga Kulmiye Iyo Ujeedada Loo Qabtay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye.

0
Monday February 25, 2019 - 14:49:44 in by salman abdi
  • Visits: 393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Ex wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Cadeeyay Hanka Iyo Himilada Uu Ka Leeyahay Xisbiga Kulmiye Iyo Ujeedada Loo Qabtay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye.

    DEG DEG: Ex wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Cadeeyay Hanka Iyo Himilada Uu Ka Leeyahay Xisbiga Kulmiye Iyo Ujeedada Loo Qabtay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG: Ex wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Cadeeyay Hanka Iyo Himilada Uu Ka Leeyahay Xisbiga Kulmiye Iyo Ujeedada Loo Qabtay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye. Siyaasiyiinta degan ama xigmadda u saaxiibka ahi ma qariyaan hankooda iyo hilinka ay u marayaan,sidoo kalana waxa ay yaqaanaan hoos walba hadalka ku haboon, sidaas awgeed shirkan golaha dhexe sida qorshaysan lagu dooran maayo hogaanka sare ee xisbiga se' waxa la qabyo tirayaa meelo yar-yar oo banaanaa ama aan gole dhexe ansixin anniga iyo ujeedadayda xisbigana "xaya-cala-salaah iyo hadeeda".
Siyaasiyiinta kamid ka ahaa xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee aan nasiibka u helin inay maanta ka soo qayb-galaan shirkan, ama ba'se aan helin kaadhka golaha dhexe waxaan jecelahay inaan cadeeyo in aan ujeedo gaara oo looga gol-leeyahay jirin, anniguba kuma jirin golaha dhexe laakiin boos banaan ayaan galay, wasiir Xagla-toosiye qudhiisu kuma jirin golaha dhexe balse nin baneeyay ayuu booskiisa galay, sidaas awgeed ma jirto faquuq u gaara siyaasiyiintaas aan helin kaadhka golaha dhexe hadii iyaga la cadaadinayo ama cidi faquuqaysana waan ka gil-gilan lahaa laakiin xisbigu xurmo iyo xaqdhawr iyo abaal-dahabi ah ayuu u hayaa siyaasiyiintaasi miisaanka ku leh bulshadda.