Maraykan:-Ilhaan Cumar Oo Dil Loogu Hanjabay Iyo Hay'adda FBI-da Maraykanka Oo Baadhaysa

0
Sunday March 03, 2019 - 22:23:28 in by salman abdi
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykan:-Ilhaan Cumar Oo Dil Loogu Hanjabay Iyo Hay'adda FBI-da Maraykanka Oo Baadhaysa

    Ilhaan Cumar Oo Dil Loogu Hanjabay Iyo Hay'adda FBI-da Maraykanka Oo Baadhaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilhaan Cumar Oo Dil Loogu Hanjabay Iyo Hay'adda FBI-da Maraykanka Oo Baadhaysa

Hay’adda FBI-da Maraykanka waxay sheegtay inay ku raad-joogaan qoraal Hanjabaad iyo Nacayb ka muuqdo oo loogu hanjabayo ” In Ilhaan Cumar la dili doono "

FBI-da waxay sheegeen in qoraalka hanjabaadda lagu qoray derbiga suulli ku yaalla kaalin shidaal, isla markaana ay baaritaan ku hayaan nin lagu magacaabo Barayn Raynis oo lagu tuhunsan yahay inuu qoray farriintaasi.