Hargaysa:Lacag Loogu Tallo Galay Mashruucii Xunbo-weyne oo Dawladii Hore Loo Dhiibay Haba-yaraatee Ma Jirto"Maxamuud Xashi Cabdi.

0
Tuesday March 05, 2019 - 14:29:49 in by salman abdi
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Lacag Loogu Tallo Galay Mashruucii Xunbo-weyne oo Dawladii Hore Loo Dhiibay Haba-yaraatee Ma Jirto"Maxamuud Xashi Cabdi.

    Hargaysa:Lacag Loogu Tallo Galay Mashruucii Xunbo-weyne oo Dawladii Hore Loo Dhiibay Haba-yaraatee Ma Jirto"Maxamuud Xashi Cabdi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:Lacag Loogu Tallo Galay Mashruucii Xunbo-weyne oo Dawladii Hore Loo Dhiibay Haba-yaraatee Ma Jirto"Maxamuud Xashi Cabdi. Waxaan maqlaynaa dad si xun u turjumaya mashruucii xumbo-weyne,mashruucaasi waxa fashiliyay Daraasad xumo iyo farsamo xumo, waxa ay dawladda imaaradku damacday

inay maal-gelisay meel aan biyo badani ku jirin,dhexdeenana khilaafyo ku taxa-luqa qaabka farsamadda ayaa ka dhacay taasi oo ah xudunta mashruucaasi ragaadisay.
Ugu danbayntiina dawladda imaaraadku waa ay la noqotay dhaqaalihii ku bixi lahaa mashruucaasi.


Image may contain: 1 person, standing