Hargeisa:-Madaxweynaha Somaliland Oo La Filayo In Uu Dib U Magacabo Wasarada Uu Horay U Baabiyay Iyo Masuulka Loo Magacabayo.

0
Wednesday March 06, 2019 - 13:44:07 in by salman abdi
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Madaxweynaha Somaliland Oo La Filayo In Uu Dib U Magacabo Wasarada Uu Horay U Baabiyay Iyo Masuulka Loo Magacabayo.

    Hargeisa:-Madaxweynaha Somaliland Oo La Filayo In Uu Dib U Magacabo Wasarada Uu Horay U Baabiyay Iyo Masuulka Loo Magacabayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Madaxweynaha Somaliland Oo La Filayo In Uu Dib U Magacabo Wasarada Uu Horay U Baabiyay Iyo Masuulka Loo Magacabayo.
Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland muuse biixi cabdi oo la filaayo inuu dhawaan isku shaandhayn ku sameeyo xubno badan oo kamida golaha xukuumadiisa iyo taliyaasha ciidamada qaranka, ayaa madaxwayne biixi oo hore ulaalay wasiirka wasaarada madaxtoyada oo agaasime kaliya u sameeyay madaxtoyada somaliland oo hore wasiir iyo ku xigeen u lahaan jirtay xukuumadii madaxwayne siilanyo.

warar hoose oo kaso baxaya xafiiksa Madaxwayne muuse biixi cabdi ayaa la filayaa inuu mar kale soo celiyo wasiirka wasaarada madaxtoyada somaliland oo uu magaacbi doono Cabdilaahi Abokor Cismaan Oo hada ah Wasiirka wasaarada Gadiidka iyo horumarinta jidadka oo aad uga ag dhow madaxwayne biixi.

 

Wasiirka Oo malmihii Udanbeysay Ay khilaaf xoogani ku kala dhex jiray mareeyaha Hay'adda Wadooyinka Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horumarunta Jidadka.