Jabouti:-Madaxweynaha Faransiiska Oo Goor Dhaweyd Gaadhey Dalka Itoobiya.
Jabouti:-Madaxweynaha Faransiiska Oo Goor Dhaweyd Gaadhey Dalka Itoobiya.
Madaxaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron oo booqasho ku maraya dalal ka mid ah qaarada Bariga Africa isla markaana xalay ka soo degay dalka Jabuuti ayaa waxa uu goor dhaweyd gaadhey dalka Itoobiya
Madaxweynaha Faransiiska waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaraha ee magaalada Lalibela raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed .
Waa Markii ugu horeysay ee madaxweynaha Faransiisku yimaado dalka Itoobiya isla markaana waxaa uu madaxweyne Emmanuel Macron oo Itoobiya uga sii gudbi doona dalka Kenya oo uu kaga qeyb gali doono shirka Deegaanka Aduunka
Jabouti:-Madaxweynaha Faransiiska Oo Goor Dhaweyd Gaadhey Dalka Itoobiya.
Jabouti:-Madaxweynaha Faransiiska Oo Goor Dhaweyd Gaadhey Dalka Itoobiya.