Kampala:Shirkii Madaxda Afrika Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Magaalada Kampala

0
Wednesday March 13, 2019 - 11:11:04 in by salman abdi
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kampala:Shirkii Madaxda Afrika Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Magaalada Kampala

    Kampala:Shirkii Madaxda Afrika Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Magaalada Kampala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kampala:Shirkii Madaxda Afrika Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Magaalada Kampala

Maanta oo Arbaca ah ayaa la filayaa In magaalada Kampala Lagu Soo gabagabeeyo shir madaxeedka madaxda Afrika

Shirkan oo shalay ka furmay magaaladaasi ayaa waxaa ka qeybgalaya qaar ka mid ah madaxda wadamada Africa, wakiillo ka socda hay’adaha iyo Bangiyada caalamiga ah, ganacsato iyo xubno kale.

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa la filayaa in maanta shirkaasi uu Khudbad ka jeediyo.

Ulajeedka shirkan ayaa ah sidii loo xoojin lahaa xiriirka dalalka Africa ee dhanka dhaqaalaha, amniga iyo sidoo kale horumarka.