Shacabka Somaliland Oo Baafinaya Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi .

0
Wednesday March 13, 2019 - 15:40:49 in by salman abdi
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Somaliland Oo Baafinaya Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi .

    Shacabka Somaliland Oo Baafinaya Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka Somaliland Oo Baafinaya Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi .

Qaar ka mid ah  shacabka Somaliland ayaa waxaa ay is weydiinayaan madaxweyne Muuse Biixi oo muuqaal iyo sawir laga helo ay ugu danbeysay maalintii uu  gaadhey Imaaraadka Carabta ee lagu soo dhaweyeyey madaarka Dalkaasi  oo ay bishu aheyd 09.03.2019

Madaxweyne Biixi oo dalka ka maqan muddo afar cisho  ilaa mudadaas-na lama arkin  cid masuulyiin ah iyo meel uu Imaaraadka kaga sugan yahay marka laga reebo maalintii lagu soo dhaweeyey Madaarka magaalada Abu Dubia .

Sidoo kale Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka ayaa Isniintii bartiisa Facebook ku soo  qoray in madaxweyne Muuse Biixi la kulmay Masuulyiin dalka Imaaraadka ka tirsan kuwaas oo aanu Safiirku sheegin magic-yadooda iyo xilalka ay Imaaraadka u hayaan ,  sidoo kale na aan laga helin wax sawiro iyo muuqaal ah toona

Dhinaca  kale Safiirkii hore ee Somaliland Imaaraadka U Fadhiya AMB Baashe Cawil ayaa bartiisa Facebook soo dhigay  in madaxweynihii hore ee Daahir Riyaale uu booqasho ugu yimid madaxweyne Muuse Biixi Hotel-ka uu ka dagan yahay magaalada Abu Dubai

Sidoo kale Guuguulaha  oo ah qeyb ka mid ah wargeyska Geeska Africa Oo Hargeysa ka soo baxa ayaa waxaa uu isna soo qoray qoraal uu ku baafinayo  madaxweyne Muuse Biixi .

No photo description available.