Muqdisho:-Madaxwyane Jabuuti Oo Ka Degay Muqdisho Iyo Ujeedka Socdaalkiisa

0
Saturday March 16, 2019 - 14:17:13 in by salman abdi
  • Visits: 372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-Madaxwyane Jabuuti Oo Ka Degay Muqdisho Iyo Ujeedka Socdaalkiisa

    Madaxwyane Jabuuti Oo Ka Degay Muqdisho Iyo Ujeedka Socdaalkiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwyane Jabuuti Oo Ka Degay Muqdisho Iyo Ujeedka Socdaalkiisa Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa gaadhay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya,

iyadoo si wayn loogu diyaar garoobay soo dhaweynta Wafdiga Madaxweyne Geelle .


Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, waxaa Wafdiga Madaxweynaha ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo kaga hortagay Madaxweynaha ilinka hore ee Diyaarada.


 

 

Madaxweyne Geelle & Madaxweyne Farmaajo ayaa salaam Sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada lagu diyaariyay Garoonka Aadan Cadde ee soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha.


Wafdiga Madaxweyne Geelle ayaa waxaa ku jira xildhibaano wasiiro, ganacsato, saraakiil ciidan, xubno ka tirsan madaxtooyada Jabuuti iyo Fanaaniin muddo aanan iman Soomaaliya.


Fanaaniinta wafdiga la socdawaxaa kamid ah Xasan Aadan Samatar oo sheegay in 30 sano uusanimaan magaalada Muqdisho, waxaana waqtigiisa ugu badnaa uu ku sugnaa dalka Jabuuti.