Hargaysa:Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugudbiyay Istiqaaladii Uu Shaqada Kaga Tagayay Iyo Sababaha Keenay

0
Monday March 18, 2019 - 20:21:59 in by salman abdi
  • Visits: 513
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugudbiyay Istiqaaladii Uu Shaqada Kaga Tagayay Iyo Sababaha Keenay

    Hargaysa:Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugudbiyay Istiqaaladii Uu Shaqada Kaga Tagayay Iyo Sababaha Keenay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugudbiyay Istiqaaladii Uu Shaqada Kaga Tagayay Iyo Sababaha Keenay

Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugudbiyay Istiqaaladii Uu Shaqada Kaga Tagayay Iyo Sababaha Keenay Wakhtigan
Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Cismaan Xuseen Warsame Ayaa Madaxweynaha Somaliland Ugudbiyay Istiqaaladii Shaqo Ka Tagiseed
Mudane Cismaan Xuseen Warsame Ayaa Mudooyinkii Udanbaysay Ay Soo Foodsaartay Xaalad Caafimaad Daro Oo Sababtay Inuu Madaxweynaha Ugudbiyo Waraaqda Istiqaalada Iyo Shaqo Banaynta
Lama Hubo In Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Uu Ka Aqbalay Istiqaalada Masuulkan Oo Dalbaday Fasax Dheer Si Xaalad Caafimaad Uu Mudo Isugu Soo Dabiibo Dalka Dibadiisa
Maaha Masuulkii Uhoreeyay Ee Baneeya Shaqada Booskan Balse Mudo ka Hor Ayaa Agaasimihii Hore Ee Wasaaradan Mudane Cali Oo Muran Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Taasoo keentay In Uu Madaxweynaha Somaliland Ka Qaado Xilkaasi