Hargaisa; Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la qaatay wefti ka socda Hay'adda Caalamiga Ah Ee Laanqayrta Cas Ee (ICRC)

0
Tuesday March 19, 2019 - 15:35:12 in by salman abdi
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaisa; Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la qaatay wefti ka socda Hay'adda Caalamiga Ah Ee Laanqayrta Cas Ee (ICRC)

    Hargaisa; Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la qaatay wefti ka socda Hay'adda Caalamiga Ah Ee Laanqayrta Cas Ee (ICRC)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaisa; Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la qaatay wefti ka socda Hay'adda Caalamiga Ah Ee Laanqayrta Cas Ee (ICRC) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda Hay'adda Caalamiga ah Ee laanqayrta Cas ee (ICRC), oo ay hoggaaminayso agaasimaha Africa u qaabilsan ICRC, Patricia Danzi.

Kulankaasi waxa lagaga wada hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen xoojinta xidhiidhka wada shaqayneed ee hay’adda caalamiga ah eeICRC iyo Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxa kale oo kulankaasi lagaga wada hadlay dardar-gelinta xafiiska ICRC ay dhawaan ka furatay gudaha Somaliland iyo sdii laysaga kaashan lahaa deegyada Aas-aasiga & gurmadka deg-dega ah, iyadoo Wasaaraddaha Horumarinta Caafimaadka iyo qorshaynta iyo horumarinta qaranka Somaliland iyo Hay’addu si gaara uga wada shaqayn doona arrimahaasi.

Wa-bilaahi Tawfiiq

Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 2 people, indoorImage may contain: 2 people, suit and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and indoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 4 people, people smiling, people standing