War Deg Deg Ah Ciidamada Dawlada Somalia Oo Hada Gacanta Ku Soo Dhigay Sarkaal Ugu Sareeyay Alshabaab+ Goobta Laga Soo Qabtay.

0
Wednesday March 20, 2019 - 10:51:39 in by salman abdi
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Ciidamada Dawlada Somalia Oo Hada Gacanta Ku Soo Dhigay Sarkaal Ugu Sareeyay Alshabaab+ Goobta Laga Soo Qabtay.

    War Deg Deg Ah Ciidamada Dawlada Somalia Oo Hada Gacanta Ku Soo Dhigay Sarkaal Ugu Sareeyay Alshabaab+ Goobta Laga Soo Qabtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Ciidamada Dawlada Somalia Oo Hada Gacanta Ku Soo Dhigay Sarkaal Ugu Sareeyay Alshabaab+ Goobta Laga Soo Qabtay.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ciidamada Amniga ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho lagu soo qabtay sida ay hadalka u dhigtay dowladda madaxdii maxkamadda Al-shabaab ee deegaanka Barriire gobolka Shabeellaha hoose.


Dowladda ma aysan sheegin magaca sarkaalkan la qabtay, hasse ahaatee dowladda ayaa sheegtay in uu ahaa howlgal qorsheysan oo lagu baahsanayo saraakiisha Al-shabaab.
Marar badan oo hore dowladda ayaa sidan oo kale sheegtay in ay qabtay saraakiil kala duwan oo ka tirsan Al-shabaab.

Al-shabaab wax war ah kama aysan soo saarin sheegashada dowladda ee ah la qabtay sarkaalkii u qabilsanaa garsoorka deegaanka Barriire.