Ciidamado Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Soo Gaadhay Deegaanka Yubbe Iyo Xiisad Dagaal Oo Ka Soo Cusubontay Deeganka Yubbe.

Ciidamo maamulka Puntland ee soomaaliya leedahay ayaa soo gaadhay Magaalada Yube
ee gobolka sanaag waxaana wararku intaasi ku sii darayaan In ciidamada
Qaranka Somaliland ay si toos ah isugu muuqdaan
Waxaana la sheegayaa in dagaal qarxi karo xili kasta.
Xaaladda gobolka sanaag iyo deeganada yubbe ayaa jawigoodu bedelan yahay saaka, warbahinta ayaa heeganugu jirta tebinta wararkaas, dhawaana waxay ahayd markii ay yimaadeen sanaag madax ka mid ah maamulkaas
soomaaliya ee puntland kuwaas oo qaylo dhaan kula dhex dhacay dadka deegaanka oo markaasi sheegaya insomaliland ah duulaan ku qaaday