New Zeland:-Qaar ka mid ah dadkii lagu dilay weerarkii New Zealand oo la aasay

0
Friday March 22, 2019 - 10:48:34 in by salman abdi
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    New Zeland:-Qaar ka mid ah dadkii lagu dilay weerarkii New Zealand oo la aasay

    New Zeland:-Qaar ka mid ah dadkii lagu dilay weerarkii New Zealand oo la aasay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

New Zeland:-Qaar ka mid ah dadkii lagu dilay weerarkii New Zealand oo la aasay
Munaasabad iskugu jirtay duco iyo salaadda Jimce ayaa todobo beri kadib lagu qabtey afaafka hore ee masaajidkii lagu laayey dad Musliim ah magaalda Christchurch ee dalka New Zealand.


Munaasabada Aaska dadka ka qeybgalay waxaa ka mid ahaa ra’iisul wasaarhaa dalka New Zealand iyo madaxda dalkaasi qaarkood. Waxaa kulankaan maanta kadib loo dareeray aaska dadkii ku geeriyoodey toogashadii ka dhacdey 2 Masaajid oo lagu weeraray magaladasi.
Muslimiinta wadanka ayaa si weyn uga mahadceliyey sida dadka reer New Zealand ay uga fal celiyeen dhacdan.

Weerarkii magaalda Christchurch ee dalka New Zealand ayaa waxaa aad uga carooday inta badan wadamada Islaamka,waxaana xusid mudan in aad loo adkeeyey ammaanka Masajidyada ku yaalla wadamada Reer Galbeedka.