Hargaysa:-" Bal Maanta Yaa Loo Raacayaa Heshiiskii Khatumo Ee Siilanyo Saxeexay .." Siyaasi Cali Khaliif

0
Saturday March 23, 2019 - 11:43:16 in by salman abdi
  • Visits: 448
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-" Bal Maanta Yaa Loo Raacayaa Heshiiskii Khatumo Ee Siilanyo Saxeexay .." Siyaasi Cali Khaliif

    Siyaasi Cali Khaliif Galeydh madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo xalay ka hadlaayey munaasibad lagu falanqeynaayey dib u furista Distoorka dalka ayaa waxaa uu sheegay in aad mihiin u tahay in Distoorka dib loo furo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cali Khaliif Galeydh madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo xalay ka hadlaayey munaasibad lagu falanqeynaayey dib u furista Distoorka dalka ayaa waxaa uu sheegay in aad mihiin u tahay in Distoorka dib loo furo


Cali Khaliif ayaa sheegay in aanu maanta garaneen cid uu u raaco inay dabo gasha oo uu u raaco  heshiiskii uu magaalada Caynaba kula saxeexday madaxweynihii hore ee Somaliland