War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hor Imanaya Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland

Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hortagaya goleyaasha sharci dejinta ee wakiilada iyo guurtida. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa xildhibaanada labada gole ee somaliland u jeedin doona khudbad sanadeedkii 2019, taas oo la filayo inuu kaga hadlo dhinacyo kala duwan.
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la dhawrayaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu kaga hadlo khudbada uu u jeedinayo labada gole