Deg Deg Magaalada Jigjiga Oo Lagu Xidhay Siyaasiyiin Is Casilaad Ugu Baaqay Madaxweyne Mustafe Cagjar

0
Monday March 25, 2019 - 17:53:33 in by salman abdi
  • Visits: 441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Magaalada Jigjiga Oo Lagu Xidhay Siyaasiyiin Is Casilaad Ugu Baaqay Madaxweyne Mustafe Cagjar

    Deg Deg Magaalada Jigjiga Oo Lagu Xidhay Siyaasiyiin Is Casilaad Ugu Baaqay Madaxweyne Mustafe Cagjar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Magaalada Jigjiga Oo Lagu Xidhay Siyaasiyiin Is Casilaad Ugu Baaqay Madaxweyne Mustafe Cagjar
maamulka dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga dhigay laba siyaasi oo aragti ahaan ka soo horjeeda madaxweynaha deegaanka Mustafe Muxumed Cagjar.
 


Labadan siyaasi oo kala ah Khadar Jikre iyo Axmed Nuur Maxamed ayaa lagu xidhay magaalada Jigjiga ka dib markii ay ka hadleen warbaahinta madaxa banaan isla markaana madaxweyne Mustafe Cagjar ugu baaqay inuu is casilo.

Siyaasiyiintan ayaa waraysiyada ay bixiyeen ku sheegay in madaxweyne Mustafe Cagjar uu ku guul daraystay xilkii uu hayey isla markaana loo baahan yahay inuu kursiga baneeyo.

Ciidamada amaanka ee magaalada Jigjiga ayaa siyaasiyiintan xabsiga dhigay ka dib markii ay is casilaada ugu baaqeen madaxweyne Mustafe Cagjar.
Maamulka deegaanka soomaalida Itoobiya ayaan ilaa hada ka hadal xadhiga labadan siyaasi iyo sababaha keenay.