Finland:Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Booqday Caasimada Labaad Ee Finland Iyo Masuuliyiin Uu Kulamo La Qaatay. SAWIRO

0
Tuesday March 26, 2019 - 09:56:52 in by salman abdi
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Finland:Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Booqday Caasimada Labaad Ee Finland Iyo Masuuliyiin Uu Kulamo La Qaatay. SAWIRO

    Finland:Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Booqday Caasimada Labaad Ee Finland Iyo Masuuliyiin Uu Kulamo La Qaatay. SAWIRO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Finland:Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Booqday Caasimada Labaad Ee Finland Iyo Masuuliyiin Uu Kulamo La Qaatay. SAWIRO
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Ayaa shalay booqasho ku tegey caasimadda labaad

ee dalka Finland ee TURKU, waxaa uukulamola yeeshay madaxda magaalada Turku oo ay wadashaqayn fiican leeyiin, Madaxdaasi oo ka koobnayd sadexda xisbi ee golaha deegaanka ´magaalada Turkuee xisbiyadaNational Coalition Party , Social Democratic party and Greens party.


 

 

Gudoomiyaha Golaha deegaankaee Magaalada ee Turku , Finlandwaxaanu usharaxayGolaha Baarlamaanka ee Finland doorahsda bisha April ee sanadkan Elina Rantanen, Duqa Magaalada TurkuFinland,Minna Arve iyo Gudoomiye ku xigeenka golaha deegaanka ee Turku , Finland Seppo Lehtinen


Kulamadaas waxa goobjoog ka ahaa xildhibaan Rodaxubin golaha deegaanka Turku iyo xubin guddida fulinta maamulka magaalad Turku.


Waxaana gudoomiyahu uga mahad naqay madaxdan oo qaarkood hore Somaliland u yimaadeen isla markaana xaalada somaliland aad ula socda,sida joogtada ah ee ay ula garab joogaan taageerda dalka finland u fidiyo somaliland. Iyadoo Finalnd ay kaalmo badan u fidiso somaliland oo ay ka mid yihiin mashaariicda caafimaadka ee FINNSOM iyo kuwa Tb da ee somaliland laga fuliyo.


Kulankan mahadnaqa iyo is waraysiga isugu jiray waxuu ku soo gebogeboobay in Magaalada Turku ay sii wadi doonto taageerada ay Somaliland u fidiso.

 


Waaxda war faafinta ee xisbiga WADDANI

Hargysa-Somaliland.