Hargaysa:Ciidamadii hore ee naafadda xoogga dalka oo dibadbax ka hor dhigay xarunta madaxtooyada.

0
Thursday April 04, 2019 - 16:08:02 in by salman abdi
  • Visits: 377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Ciidamadii hore ee naafadda xoogga dalka oo dibadbax ka hor dhigay xarunta madaxtooyada.

    Hargaysa:Ciidamadii hore ee naafadda xoogga dalka oo dibadbax ka hor dhigay xarunta madaxtooyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:Ciidamadii hore ee naafadda xoogga dalka oo dibadbax ka hor dhigay xarunta madaxtooyada. Dibadbaxan oo noqonaya kii ugu horeeyay oo dhigaan ciidamadii hore ee naafadda xoogga dalka ayaa xiligan ka soconaya ilinka hore ee xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Waxaa ka cabanayaan mushaar la’aan iyo daryeel xumo heysata sida ay sheegeen,waxaana ay dowladda Soomaaliya ka dalbadeen inay siiso xaquuqdii ay ku lahaayeen.

 

Qaar ka mid ah oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in muddo ku dhan Afar bilood aysan helin xuquuqdii ay ku lahaayeen dowladda, iyaga oo diiday in gudaha loo galo ama laga baxo madaxtooyada Soomaaliya.

Ciidamada ilaalada madaxtooyada ee u sugan albaabka ayaa isku-dayaya in ay xakameeyaan dadka banaanbaxa dhigaya,waxaana goordhow gaaray warbaahinta kala duwan qaarkood.

Dhawaan ayeey aheyd markii magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobollada dalka dibadbaxyo ka dhigeen qaar ka mid ah ciidamada xoogga dalka oo ka cabanaya mishaar la’aan.