War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Bandhig Suugaaneed Siweyn Loo Wada Sugaayey Kaas Oo Lagu Marti Qaaday Abwaan Daaha Gaas.

0
Sunday April 07, 2019 - 11:50:48 in by salman abdi
  • Visits: 393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Bandhig Suugaaneed Siweyn Loo Wada Sugaayey Kaas Oo Lagu Marti Qaaday Abwaan Daaha Gaas.

    War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Bandhig Suugaaneed Siweyn Loo Wada Sugaayey Kaas Oo Lagu Marti Qaaday Abwaan Daaha Gaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Bandhig Suugaaneed Siweyn Loo Wada Sugaayey Kaas Oo Lagu Marti Qaaday Abwaan Daaha Gaas. Xukuumada Somaliland Ayaa Joojisay Bandhig Suugaaneed Lagu Qabanaayo Dugsiga Sheikh Ibraahin Ee Magaalada Burco Kaas Oo Ardayda Lagaga Wacyi Gelinaayey Qabyaalada

Abwaanka Qabanayey Bandhig Suugaaneedka Ayaa Ahaa Abwaanka Ahna Gudoomiyaha Kooxda DAYAX BAND Oo Lagu Magacaabo Abwaan Daaha Gaas,Inkasta Oo Aan La Cadayn Sababta Loo Joojiyey Bandhig Suugaaneedka Hadana Warar Hoose Oo Aanu Helayno Ayaa Sheegaya In Lagu Joojiyey Amar Ka Yimi Madaxda Sare Ee Dawlada Somaliland

Abwaan Daaha Gaas Ayaa Dhowaan Sameeyey Hees Siweyn U Dhex Qaaday Baraha Bulshada Taas Oo Ay Ku Luuqaynayaan Kooxda Dayax Band,U Jeedada Heestaasina Waxay Salka Ku Haysey In Dhismihii Dawlada Lagu Koobay Hargeisa Isla Markaana Loo Baahan Yahay In La Gadhsiiyo Dawladnimada Gobolada Bariga,Waxaana Heestaasi Lagu Magacaaba"Dhismaga Dawlada Iyo Sharciga Ka Dhaadhici Buurta Sheikh"

 

Sidoo Kale Abwaanka Ayaa Inta Badan Xukuumada Ku Guugaabiya Inay Noqoto Mid Cadaalada Isla Markaana Danyarta U Adeegta,